Tababarada

Tababarka Macalimiinta

Waa barnaamij loogu talagalay macalimiinta ardayda wax barto rag iyo dumarba.
Barnaamijkan waxaa lagu qadanayaa maadooyin kooban oo u diyaarinayo macalinka in uu soo saaro arday wax tar leh.

Macluumaad guud

KusaabsanMaclumaad
Maadooyinkaهيبة المعلم
طرائق تدريس القرآن
طرائق تدريس العامة
النظام التطويري للمدارس
Mudada tababarka2 Bilood
ShuruudahaIn uu yahya qof diyaar u ah waxbarashda una hogaansamo shuruucda
In uu yaqaano qorida iyo aqrinta luqada Carabiga
In uu bixiyo qarashka waxbarashda
Waa in uu heesto Mobile ku xiran qatka.
Faa iidoyinka ardaygaIn uu barankaro koorsada meelkasta uu joogo
Waxaa la siinayaa shahaado aqoonsi ah
Qaabka waxbarashadaOnline ayaa cashrada lagu qaadanayaa.
Gaba gabada koorsada waxaa laga qaadaya imtixaan.