Su’alah Nala waydiiyo

1- Markazka Maxaa lagu bartaa ?
waxaa lagu bartaa maadoyin kaladuwan Sida Carabiga, English, Kiswahili, Dugsi hoose, Dugsi dhexe,Dugsi Sare, Farbarasho iyo maadooyinkalaba halkaan ka aqriso

3-  Shahaado Mahelayaa Ardayga?
Haa Qofka Markoo dhameyo mudada loogu talagalay waxaa lasiinayaa korsada uu dhameeyay shahaadadeeda.

2- Markazka Halkuu kuyaalaa?
Markazka xaruntiisa weyn waxey kutaala Nairobi, Kenya.

4. Sidee Isku diiwaan geliyaa? 
Waxaa iska diiwaan gelin karta online adigoo buuxinayo foormka ardaynimada faa faahin