Scholarship

Deeq waxbarsho

Markazka Irtiqaa wuxuu bixinayaa qiima dhimis uu sameenaya dhamaan ardayda doonesa in ay naftooda horumariyaan kana faaidestan waxbarashda uu markazka bixiyo.

Qiima dhimista waxaa loo samenaya ardayda cusub iyo kuwa horay u diiwaan gashaneed waxeyna ka kooban tahay qeeba kala duwan sida qiima dhimis lagu sameeyo lacagta la bixiyo (fees) iyo qiimadhimis buugaagta.

Qiima Dhimista ardayda Dugsi dhexe

Arday kasta oo shurudaha buuxiyaa wuxuu helaya qiima dhimis dhanka fees ka.
Shuruudaha

Waa in uu yahay arday horay u diiwaan gashanaay
Waa in uu heesto darajo sareeso siida ممتاز iyo wixii ka sareeya.
Waa in uu xuduurkiisu kayareen 80%.
Waa in uu san ka baaqanin imtixaanadka.
Waa in uu Dugsi hoose uu kasoo dhigtay markazka

Is diiwaan gali

Qiima Dhimista Qosy

  1. Qoyska iska diiwaan galiyomarkazka oo qaata duruusta uu bixiyo markazka waxey helaay qiima dhimis hadii ay buuxiyaan shuruudaha soo socda.
    Shuruudaha
  2. Waa in ay la badan yihiin 3 arday
  3. Waa in ay wadaagaan magaca aabaha mise hooyada waana in ay cadeen karan xiriirkoda.
  4. Waa in ay ka diiwaan kashanyihiin dugsi hoose/dhexe mise sare.

Qiima Dhimista Qosy

Qoyska iska diiwaan galiyomarkazka oo qaata duruusta uu bixiyo markazka waxey helaay qiima dhimis hadii ay buuxiyaan shuruudaha soo socda. 
Shuruudaha

  • Waa in ay la badan yihiin 3 arday
  • Waa in ay wadaagaan magaca aabahamisehooyadawaana in ay cadeen karan xiriirkoda. 
  • Waa in ay ka diiwaan kashanyihiin dugsi hoose/dhexe mise sare. 


Deeqa waxbarasho agoonta

Markazka wuxuu bixinayaa deeq wax barasho oo loogu talagalay ardayda agoomaha oo doonayo in ay markazka dhigtaan.
Shuruudaha

Waa in uu yahay arday horay u diiwaan gashanaay
Waa in uu heesto darajo sareeso siida ممتاز iyo wixii ka sareeya.
Waa in uu xuduurkiisu kayareen 80%.
Waa in uu san ka baaqanin imtixaanadka.

markazka wuxuu xaq uu leeyahay in uu dib ugala noqdo deeqda waxbarashada ardayda Sababaha

Kafaala qaad agoon waxbarashadiisa

[su_divider text=”Go Up” divider_color=”#ba1510″ link_color=”#022a26″ margin=”35″]