Qaabka waxloo baranaayo

Qaabka waxloo baranaayo

Raaac Tilaaboyinkaan

1- Niyad Ulahaaw waxbarashada.
2- isa soodiiwangali
3- Waxaa Bixinaysaa Fiiga
4- waxa loosodirayaa Kutubta waa soo dabacaneysaa
5- Waxaa Diyaarsaneysaa Book Lagu qoro Cashirada
6-  Gruub WhatsApp Ayaa Lagu darayaa
7- Cashirara Watisapka aya laso galinayaa  iyadoo yuotubka kuxiriirsan
8- Isbuuc walbo 2 malmood ayaa Sitoos ayaa macalinka loolakulmaa ( Zoomka )