Nagu Saabsan

Ujeedka markazka waa inaan bixino waxbarasho habeesan oo tayo sare leh si ay uga faa’idestaan dhamaan dadka danenayo in ay naftooda horumariyaan kuna quudiyan waxbrasho.  Markazka waxaa diyaar idin kugu ah shaqaale heegan oo saaxiibtinimo leh diyaarna u ah in ay markasta ku caawiyaan.