Macluumaadkii ugu dambeeyay

Wararka Ugu danbeeyay ee Markazka

Kusoo Dhawaada Markazka Irtiqaa ( Tacliim Media )
Markazka Waxaa lagu sameeyay hagaajin Wuxuuna Heegan uyahay in uu Ardayda Kaqanciyo Waxbarasho Tayo leh.
Waxaana Hada Bilawday Koorsooyinka Kaladuwan sida ( Quraanka – Carabiga – Kiswahiliga – Dugsi hose – Dugsi Sare ). Waxaan Kuwar galineynaa Ardayda In Si dagdag ah Isku soo qoraan .