Markazku wuxuu bixinayaaa koorsooyin kala duwan oo kamid yihiin kuwa hoos ku xusan.

Qaybta Luqada Carabiga waxaa loogulatalagalay in ay ka faa’idestaan dhamaan dadka daneenaya barashada luqada carabiga. Koorsadan waxey kala leedahay heerar kala duwan fadlan hoos ka aqriso.
Qeybta Luqada Carabiga
HEERARKA | MUDDADA | MAADOOYINKA |
---|---|---|
Heerka 1 aad | 3 Bilood | Carabi – Khad Nassikh- Imlaa |
Heerka 2 aad | 4 Bilood | Carabi – Naxwe – Imlaa -Sarfi -Khad Ruqca |
Heerka 3 aad | 5 Bilood | Carabi – Naxwe – -Sarfi – Balaaqo – Adab – caruud – Khad diiwaani |
Koorsdan dib u habeen ayaa ku socoto fadaln dulqaado.
Koorsdan dib u habeen ayaa ku socoto fadaln dulqaado.
Koorsdan dib u habeen ayaa ku socoto fadaln dulqaado.
Qaybta dugsi hoose waxey ka koobantaha 5 fasal, Fasalkastana wuxuu loogu talgalay in lagu dhameeyo sadax bilood. Maadooyinka fasalada lagu qaadanayo hoos ka aqriso.
Qeybta Duksi hoose
FASALADA | MUDDADA | MAADOOYINKA |
---|---|---|
Fasalka 1 aad | 3 Bilood | Carabi – Tawxiid – Xadith -Fiqhi Siira – Tajwid Anashid |
Fasalka 2 aad | 3 Bilood | Carabi – Tawxiid – Xadiith – Fiqhi – Siira – tajwiid – Anashid |
Fasalka 3 aad | 3 Bilood | Carabi – Tawxiid – Xadiith – Fiqhi – Tajwiid |
Fasalka 4 aad | 3 Bilood | Carabi – Tawxiid – Xadiith – Fiqhi – Siira – Tajwiid |
Fasalka 5 aad | 3 Bilood | Carabi – Tawxiid – Xadiith – Fiqhi – Siira – Xisaab – Tajwiid |
Qaybta dugsiga dhexe waxey ka koobantahay 5 fasal. Waxaana lagu qaadanya madooyin kala duwan, fadlan hoos ka aqriso.
Qeybta Duksi Dhexe
FASALADA | MUDDADA | MAADOOYINKA |
---|---|---|
Fasalka 6 aad | 3 Bilood | Carabi – Tawxiid – Xadiith – Fiqhi – Siira |
Fasalka 7 aad | 4 Bilood | Carabi – Tawxiid – Xadiith – Fiqhi – Siira- Tajwiid |
Fasalka 8 aad | 5 Bilood | Carabi – Tawxiid – Xadiith – Fiqhi – Siira- Engalish – Xisaab |
Qaybta dugsi sare waxey ka kooban tahay 5 fasal. madooyinka dugsiga sare lagu qadanayo waxaa kamid ah kuwan hoos ku xusan.
Qeybta Duksi sare
HEERARKA | MUDDADA | MAADOOYINKA |
---|---|---|
HEERKA 1 aad | 3 Bilood | Tafsiir – Xadiith -Musdalax – Tawxiid – Fiqhi – Tajwiid |
HEERKA 2 aad | 4 Bilood | Tafsiir -Xadiith -Tawxiid -Fiqhi -Usuul Fiqhi – Usuulu Tafsiir – Taarii |
HEERKA 3 aad | 5 Bilood | Faraaid- Joqoraafi – Engalish -Kiswahili – saynis – xisaab |
Waa barnaamij loogu talagalay macalimiinta ardayda wax barto rag iyo dumarba.
Barnaamijkan waxaa lagu qadanayaa maadooyin kooban oo u diyaarinayo macalinka in uu soo saaro arday wax tar leh.
Macluumaad guud
Kusaabsan | Maclumaad |
---|---|
Maadooyinka | هيبة المعلم طرائق تدريس القرآن طرائق تدريس العامة النظام التطويري للمدارس |
Mudada tababarka | 2 Bilood |
Shuruudaha | In uu yahya qof diyaar u ah waxbarashda una hogaansamo shuruucda In uu yaqaano qorida iyo aqrinta luqada Carabiga In uu bixiyo qarashka waxbarashda Waa in uu heesto Mobile ku xiran qatka. |
Faa iidoyinka ardayga | In uu barankaro koorsada meelkasta uu joogo Waxaa la siinayaa shahaado aqoonsi ah |
Qaabka waxbarashada | Online ayaa cashrada lagu qaadanayaa. Gaba gabada koorsada waxaa laga qaadaya imtixaan. |