Koorsooyinka

Markazku wuxuu bixinayaaa koorsooyin kala duwan oo kamid yihiin kuwa hoos ku xusan. 

Qaybta Luqada Carabiga waxaa loogulatalagalay in ay ka faa’idestaan dhamaan dadka daneenaya barashada luqada carabiga. Koorsadan waxey kala leedahay heerar kala duwan fadlan hoos ka aqriso.

Qeybta Luqada Carabiga

HEERARKA          MUDDADAMAADOOYINKA
Heerka 1 aad3 BiloodCarabi – Khad Nassikh- Imlaa
Heerka 2 aad4 BiloodCarabi – Naxwe – Imlaa -Sarfi -Khad Ruqca
Heerka 3 aad5 BiloodCarabi – Naxwe – -Sarfi – Balaaqo – Adab – caruud – Khad diiwaani
Qeybta Luqada Carabiga maadooyinka lagu qaadanayo iyo muddada ay soconeso.
Shuruudaha
Waa in uu yaqaanaa qorida iyo aqrinta luqada carabiga.

Enrol Now

Koorsdan dib u habeen ayaa ku socoto fadaln dulqaado.

Koorsdan dib u habeen ayaa ku socoto fadaln dulqaado.

Koorsdan dib u habeen ayaa ku socoto fadaln dulqaado.

 

Qaybta dugsi hoose waxey ka koobantaha 5 fasal, Fasalkastana wuxuu loogu talgalay in lagu dhameeyo sadax bilood. Maadooyinka fasalada lagu qaadanayo hoos ka aqriso.

Qeybta Duksi hoose

FASALADA      MUDDADAMAADOOYINKA
Fasalka 1 aad3 BiloodFarbarasho – Carabi – Tawxiid – Xadith -Fiqhi
Fasalka 2 aad3 BiloodCarabi – Tawxiid – Xadiith – Fiqhi
Fasalka 3 aad3 BiloodCarabi – Tawxiid – Xadiith – Fiqhi
Fasalka 4 aad3 BiloodCarabi – Tawxiid – Xadiith – Fiqhi – Siira
Fasalka 5 aad3 BiloodCarabi – Tawxiid – Xadiith – Fiqhi – Siira – Xisaab
Qeybta Duksi hoose maadooyinka lagu qaadanayo iyo muddada ay soconeso.
Shuruudaha
Waxaa loogu talagalay ardayda bilawga ah.
Waa in uu yaqanaa qorida iyo aqrinta luqada Carabiga.

Enrol Now

 
Qaybta dugsiga dhexe waxey ka koobantahay 5 fasal. Waxaana lagu qaadanya madooyin kala duwan, fadlan hoos ka aqriso.

Qeybta Duksi Dhexe

FASALADA    MUDDADAMAADOOYINKA
Fasalka 6 aad3 BiloodCarabi – Tawxiid – Xadiith – Fiqhi – Siira
Fasalka 7 aad4 BiloodCarabi – Tawxiid – Xadiith – Fiqhi – Siira- tajwiid
Fasalka 8 aad5 BiloodCarabi – Tawxiid – Xadiith – Fiqhi – Siira- Engalish – Xisaab
Qeybta Duksi Dhexe maadooyinka lagu qaadanayo iyo muddada ay soconeso.
Shuruudaha
Waa in uu yaqaana qorida iyo aqrinta luqada Carabiga. Waa in uu kubaasaa imtixaanka galida(ardayda aan horay usoo marin dugsi hoose).

Enrol Now


Qaybta dugsi sare waxey ka kooban tahay 5 fasal. madooyinka dugsiga sare lagu qadanayo waxaa kamid ah kuwan hoos ku xusan.

Qeybta Duksi sare

HEERARKA     MUDDADAMAADOOYINKA
HEERKA 1 aad3 BiloodTafsiir – Xadiith -Musdalax – Tawxiid – Fiqhi – Tajwiid
HEERKA 2 aad4 BiloodTafsiir -Xadiith -Tawxiid -Fiqhi -Usuul Fiqhi – Usuulu Tafsiir – Taarii
HEERKA 3 aad5 BiloodFaraaid- Joqoraafi – Engalish -Kiswahili – saynis – xisaab
Qeybta Duksi sare maadooyinka lagu qaadanayo iyo muddada ay soconeso.
Shuruudaha
Waa in uu soo maray qeebaha luqada carabiga. Waa in uu ku baaso Imtixaanka tijaabada ee loogu gubayo dugsiga sare.

Enrol Now

Waa barnaamij loogu talagalay macalimiinta ardayda wax barto rag iyo dumarba.
Barnaamijkan waxaa lagu qadanayaa maadooyin kooban oo u diyaarinayo macalinka in uu soo saaro arday wax tar leh.

Macluumaad guud

KusaabsanMaclumaad
Maadooyinkaهيبة المعلم
طرائق تدريس القرآن
طرائق تدريس العامة
النظام التطويري للمدارس
Mudada tababarka2 Bilood
ShuruudahaIn uu yahya qof diyaar u ah waxbarashda una hogaansamo shuruucda
In uu yaqaano qorida iyo aqrinta luqada Carabiga
In uu bixiyo qarashka waxbarashda
Waa in uu heesto Mobile ku xiran qatka.
Faa iidoyinka ardaygaIn uu barankaro koorsada meelkasta uu joogo
Waxaa la siinayaa shahaado aqoonsi ah
Qaabka waxbarashadaOnline ayaa cashrada lagu qaadanayaa.
Gaba gabada koorsada waxaa laga qaadaya imtixaan.

 

Foomka tawabarka macalimiinta/su_button]