wararka

Wararka Ugu danbeeyay ee Markazka  

 

Kusoo Dhawaada Markazka Irtiqaa ( Tacliim Media ) 

Markazka Waxaa lagu sameeyay hagaajin Wuxuuna Heegan uyahay in uu Ardayda Kaqanciyo Waxbarasho Tayo leh 

waxaana Hada Bilawday Koorsooyinka Kaladuwan 

sida ( Quraanka – Carabiga – Kiswahiliga – Dugsi hose – Dugsi Sare ) 

   waxaan Kuwar galineynaa Ardayda In Si dagdag ah Isku soo qoraan .