Koorsooyin bilaash ah
Koorsooyin bilaash ah
Koorsooyin bilaashka ah waa koorsooyin loogu talaglay in ay ka faaiidestaan dhamaan dadka danenaya in ay waxbartaan. koorsooyinka oo ah kuwa uu qofka iskiis isku barayo ayaa ka kooban heerar kala duwan sida heer hoose, mid dhexe iyo mid sare. koorsooyinka bilaash ka ah ee markazka uu bixiyo waxa ka mid ah koorsada luqada carabiga iyo sidookale madooyin kala duwan sida Read More…