Koorsooyin bilaash ah

Koorsooyin bilaash ah
Koorsooyin bilaashka ah waa koorsooyin loogu talaglay in ay ka faaiidestaan dhamaan dadka danenaya in ay waxbartaan. koorsooyinka oo ah kuwa uu qofka iskiis isku barayo ayaa ka kooban heerar kala duwan sida heer hoose, mid dhexe iyo mid sare. koorsooyinka bilaash ka ah ee markazka  uu bixiyo waxa ka mid ah koorsada luqada carabiga iyo sidookale madooyin kala duwan sida Read More…

Qiimaha

Qiimaha markazka lagu barto oo ah qiimo aad u macquul ah arday iyo walidiind badana raali galiya ayaa markale markazka wuxuu hoos u dhigay ajuurada ardayga laga qaado. Markazku wuxuu leeyahay qeeba kala duwan iyo koorsoyinkala duwan, taas oo midkasta leedahay qiima u gooniya. Hadaba isdiiwaan gelinta kadib ardayga waxaa loosoo diri doonaa email oo kuqoranyahay qiimaha madada uu doortay iyo qaabkRead More…