Koorsooyin bilaash ah

Uncategorized

Koorsooyin bilaash ah

Koorsooyin bilaashka ah waa koorsooyin loogu talaglay in ay ka faaiidestaan dhamaan dadka danenaya in ay waxbartaan. koorsooyinka oo ah kuwa uu qofka iskiis isku barayo ayaa ka kooban heerar kala duwan sida heer hoose, mid dhexe iyo mid sare.

koorsooyinka bilaash ka ah ee markazka  uu bixiyo waxa ka mid ah koorsada luqada carabiga iyo sidookale madooyin kala duwan sida Xadiith, Fiqi, Imlaa iyo farbar.

Casharada koorsooyinka bilaash oo dhameestiran waxaa ka helesa halkan ayagoo nidaamsan oona wato imtixaano loogu talagalay.Sidookale  waxaa kahelikarta youtube ka www.youtube.com/tacliimmedia.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *