Qiimaha

Uncategorized

Qiimaha markazka lagu barto oo ah qiimo aad u macquul ah arday iyo walidiind badana raali galiya ayaa markale markazka wuxuu hoos u dhigay ajuurada ardayga laga qaado.
Markazku wuxuu leeyahay qeeba kala duwan iyo koorsoyinkala duwan, taas oo midkasta leedahay qiima u gooniya. Hadaba isdiiwaan gelinta kadib ardayga waxaa loosoo diri doonaa email oo kuqoranyahay qiimaha madada uu doortay iyo qaabka uu ubixin lahay.

5 thoughts on “Qiimaha

  1. Asc wr wbr walalyal Waxaan ahay arday waxan donaya inan kafaidaysto darusta halkan kabaxda marka Waxaan rajaynayaa inaad waxii maclumad ah halkan ad iguso gudbisaan inshaalah

  2. asc wrm markis tacliim aad baan idin salamaya qaabka aad u dhigaysan ma online baa waxaan raba luuqada carabiga

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *