Shuruudaha

 Shuruudaha Ardayga

Shuruudaha guud.

Dhamaan ardayda waa in ay is diiwaangeliyaa. Waa in uu soo iibsadaa buugta qoraalka iyo kuwa layliga(exercise and text books).

Dugsi hoose

Waxaa loogu talagalay ardayda bilawga ah.

Waa in uu yaqanaa qorida iyo aqrinta luqada Carabiga.

Dugsi dhaxe

Waa in uu yaqaana qorida iyo aqrinta luqada Carabiga. Waa in uu kubaasaa imtixaanka galida(ardayda aan horay usoo marin dugsi hoose).

Dugsi Sare

Waa in uu soo maray qeeb luqada carabiga.

Luqada Carabiga

Waa in uu yaqaanaa qorida iyo aqrinta luqada carabiga.

[su_button url=”https://www.tacliim.com/koorsooyinka” target=”blank” style=”glass” background=”#ba3442″ size=”15″ radius=”20″ icon=”icon: hand-pointer-o” icon_color=”#ffff” text_shadow=”0px 0px 0px #f41a08″]Koorsooyinka Markazka uu buxiyo [/su_button]