Markazka Tacliim waxaa wax kabixiyo macalimiin aqoon iyo qibrad u leh madooyinka ay bixinayan loona taba baray in ay ardayda ka caawiyaan dhamaan waxyabaha la xiriiro waxbarashadooda, sida qaabka ay wax u baran lahaayeen, hagaajinta jadwal wax barasho iyo talo siin guud.