is diiwaangelinta

Kusoo dhawow Irtiqaa Education Development Centre (IEDC)

Markza wuxuu bixinayaa koorssoyin kala duwan fadlan halkan ka aqriso. Dhamaan ardayda dooneyso in ay kusoo biiran markazka waa in ay buuxiyaan shuruudaha markazka guud ahaan iyo shuruudaha koorsada aad dalbaneesid. 

Ardayda waxey iska diiwaan galin karaan online ayagoo buuxinaya formaka online ka, mise soo dajiso (download) fadlaan raac tilmaamaha foomka ku qoran. fadlan ha buuxinin foomka hadii aadan shuruudaha buuxinin. 

Faaiidoyinka ardayga

Dhamaan ardayda markazka kuxiran waxey helayaan faaiidooyin badan oo ay kamid yihiin:

  • Casharo nidaamsan.
  • Imtixaanaad laga qaadayo inta ay koorsada socoto iyo marka ay dhamaato.
  • Jadwal wax barasho oo ku haboon waqtigiisa.
  • Lakumidda macalinka koorsada kaas oo ka caawin doona casharada koorsada guud ahaan iyo in uu kala niqaasho su’aalaha casharka.
  • Taageero dheeri ah oo kahelayo macalimiinta,
  • Ka faaiideysiga maadooyin bilaash ah.

Horumari naftada ka faaideso waqtigaaga

Video sidee isku diiwaan galiya

Markazka Tacliim waxaa wax kabixiyo macalimiin aqoon iyo qibrad u leh madooyinka ay bixinayan loona taba baray in ay ardayda ka caawiyaan dhamaan waxyabaha la xiriiro waxbarashadooda, sida qaabka ay wax u baran lahaayeen, hagaajinta jadwal wax barasho iyo talo siin guud.

Contact us

Wixii macluumaad dheerada halkan nagala soo xiriiri

Nagala soo xiriir

Waxaa nagala soo xiriiri karta xafiisyada markazka
Click Here