Sababa la xiriira tarida ardayda dalbaneyso waxbarashada markazka Irtiqaa Education Development Centre wuxuu xadidaya tirada ardayda uu qadanayo.
Markazka waxaa ga go’an in uu ardayda usoo gudbiyo adeeg waxbarasho oo tayo leh.
Foomkasta iyo tariikhda uu furamayo iyo tariikhda uu xirmayo hoos ka aqriso. Fadlan hoos ka aqriso taariikhada aqbalada ardayda ee sanadka 2020.