About

Markazka 

Waa Mu,assaso wax barasha ah oo hormarineed taasoo Kashaqeysa waxbarashada iyo tarbiyada waxaa la aasaasay 2014 waxaa ladhahaa
Markazul irtiqaa .

Ahdaafta Markazka

  • wax barida ardayda iyo kor uqaaadistooda .
  • Fafinta cilmiga Sharciga iyo caqiidada saxda ah . bulshada dhaxdeeda.
    Badinta fursadaha waxbarashada Dugsiyada hoose dhexe sare oo diiniga ah.
  • faafinta barashada carabiga iyo luqadaha kale.
  • faafinta barnaamishada hormarinta Nafta .
  • Cusbooneysiinta qaabka waxbarashada diiniga ah.

Aqoon la’aan waa Iftiin la’aan

Qeybaha Markazka

Markazka wuxuu ka koobanyahay 5 qeebood oo kala ah

  1. Qaybta Luqada Carabiga
  2. Qaybta dugsi Hoose
  3. Qaybta Dugsi Dhexe
  4. Qaybta Dugsi Sare
  5. Qaybta Horumarinta Nafta

Amir Ahmed waa asaasaha Markazka Irtiqaa, wuxuu kasoo baxay jamcada Khartuum qeebta Tarbiyada iyo tacliinta, wuxuu Mastar ka heesta jamcada Uganda uu ku sameeyay ..