Nagu Saabsan
Ujeedka markazka waa inaan bixino waxbarasho habeesan oo tayo sare leh si ay uga faa’idestaan dhamaan dadka danenayo in ay naftooda horumariyaan kuna quudiyan waxbrasho. Markazka waxaa diyaar idin
Koorsooyin
Waxaan bixinaa koorsooyin kala duwan oo isugu jira bilaaw, heer dhexe ilaa heerar sare. Koorsooyinka waxaa ka mid ah luqada Carabiga, Ingiriiska, Sawaxiliga oo dhamaan heerar kala duwan leh. Sidoo kal